Qaamuuska Asalka
oogo
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Jirka sare ee nafleyda. 2. Dhulka meeshiisa aan cadduun iyo dooxo ahayn. 3. Wax dushood sare. Tus. “Buurta oogadeeda”.