Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

oggolaysii

(-iiyay, -iisay)
Falg2

Macnaha

1. Cid wax ku qancin. 2. Nafley in ay wax oggolaato ku khasbid.

Erayo la-mid ah

oggol1. O. ah: cid aan wax diiddanayn. 2. Neef irmaan oo ubad wal…oggol1. Wax aan wax diiddanayn ahaansho. 2. Wax, wax kale ka hela…oggolaanld oggolaansho.oggolaansho/dh eeg oggolow. ld oggolaan.oggolowWax, wax oggolaaday noqosho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms