Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

oggol

MagacLafdheeri

Macnaha

1. O. ah: cid aan wax diiddanayn. 2. Neef irmaan oo ubad waliba nuugo; hebed.

Erayo la-mid ah

oggolaanld oggolaansho.oggolaansho/dh eeg oggolow. ld oggolaan.oggolaysii1. Cid wax ku qancin. 2. Nafley in ay wax oggolaato ku khasb…oggolowWax, wax oggolaaday noqosho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms