Qaamuuska Asalka
nikal
(kiim.)MagacLafdheeri
Macnaha
Curiye ka tirsan curiyayaasha kala guurka ee tusaha kalgalka oo dabiici ahaan u jira isagoo salfaydh ama silikeyt ah. Nikalka waxa loo adeegsadaa kalkaaliye ahaan marka la samaynaayo falgalka haydarojiineynta ee alkiinada, sida soo saaridda margariin, iyo birdhafyada lacagta. nikotiin Summad Ni; bartadhalaalka 1450 C ; cufnaanta 8.9; tirada atamka 28; cufka atamka 58.7.nitaaqo m.l Maaddo aadanaha wax yeeleysa oo laga helo tubaakada.
Erayo la-mid ah
nikaaxXarig diini ah oo isu xalaaleynaya nin iyo naag is guursanay…nikaaxQof haween ah nin raba inuu guursado u xalaaleyn. ld nikaaxi…nikaaxidld nikaaxin.nikaaxsanKu n./u n.: naag nikaax ku xiranyahay ahaansho.nikaaxsanaanld nikaaxsanaansho.nikaaxsanaansho/dh ld nikaaxsanaan.nikaaxso1. Naag nikaax ku xirasho (nin). 2. Naag, nin guursasho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
