Qaamuuska Asalka
nikaaxsanaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld nikaaxsanaan.
Erayo la-mid ah
nikaaxXarig diini ah oo isu xalaaleynaya nin iyo naag is guursanay…nikaaxQof haween ah nin raba inuu guursado u xalaaleyn. ld nikaaxi…nikaaxidld nikaaxin.nikaaxsanKu n./u n.: naag nikaax ku xiranyahay ahaansho.nikaaxsanaanld nikaaxsanaansho.nikaaxso1. Naag nikaax ku xirasho (nin). 2. Naag, nin guursasho.nikalCuriye ka tirsan curiyayaasha kala guurka ee tusaha kalgalka…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
