Qaamuuska Asalka
niibkeen
(-nay, -ntay)Falmg1
Macnaha
Ka n.: arrin ka guul gaarid. ld libkeen².
Erayo la-mid ah
niibWax adag oo aan la dabooli karin.niib1. Wax si adag meel ugu dhejin. 2. Meel dalooshay oo la buux…niibaatiFuur ama guf meel daloosha lagu buuxiyo.niiban1. Meel dalooshay oo la buuxshay ahaansho. 2. Wax si adag me…niibeeBadar iwm wax sibxanaya ka dhigid.niibkeenidld libkeen¹, libkeenid, niibkeen¹.niibnaanld niibnaansho.niibnaansho/dh eeg niibnow. ld niibnaan.

