Qaamuuska Asalka
niiban
(-bnaa, -bnayd)Falmg4
Macnaha
1. Meel dalooshay oo la buuxshay ahaansho. 2. Wax si adag meel ugu dheggan ahaansho.
Erayo la-mid ah
niibWax adag oo aan la dabooli karin.niib1. Wax si adag meel ugu dhejin. 2. Meel dalooshay oo la buux…niibaatiFuur ama guf meel daloosha lagu buuxiyo.niibeeBadar iwm wax sibxanaya ka dhigid.niibkeenKa n.: arrin ka guul gaarid. ld libkeen².niibkeenidld libkeen¹, libkeenid, niibkeen¹.niibnaanld niibnaansho.niibnaansho/dh eeg niibnow. ld niibnaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
