Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

nicmo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Nabadgelyo, barwaaqo iyo caafimaad lagu suganyahay. ld nicmad, nimcad, nimco.

Erayo la-mid ah

nicmeeWax xag kasta ka barwaaqayn. ld nimcee.nicmeynld nimceyn.nicmeysanWax xag kasta ka barwaaqaysan ahaansho. ld nimceysan.nicmeysnaanld nicmeysnaansho, nimceysnaan, nimceysnaansho.nicmeysnaansho/dh ld nicmaysnaan.nicmooleyXayawaanka dadku manaafacaadsado sida geela, ariga iwm. ld n…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms