Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

nicmeysan

(-snaa, -snayd)
Falmg4

Macnaha

Wax xag kasta ka barwaaqaysan ahaansho. ld nimceysan.

Erayo la-mid ah

nicmeeWax xag kasta ka barwaaqayn. ld nimcee.nicmeynld nimceyn.nicmeysnaanld nicmeysnaansho, nimceysnaan, nimceysnaansho.nicmeysnaansho/dh ld nicmaysnaan.nicmoNabadgelyo, barwaaqo iyo caafimaad lagu suganyahay. ld nicma…nicmooleyXayawaanka dadku manaafacaadsado sida geela, ariga iwm. ld n…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms