Qaamuuska Asalka
neeftuur
MagacLafdheeri
Macnaha
Neef xooggan oo ka soo baxda nafley xiiqday. ld neefgur¹.
Erayo la-mid ah
neef1. Xoolaha la dhaqdo mid ka mid ah. 2. Faras si gaar ah u ti…neef1. Hawada nafleyda. 2. Qaybaha hawadu u kala baxdo mid ka mi…neefWejiga maatarka ee xoogagga isjiidashada ee u dhexeeya saxar…neef-qaadasho(c.nafl.) Qaadashada hawo ama neefo kale, kuwaas oo ballaadh…neef-qabatin(daaw.) Dhibaato neefsasho oo ay sabab u noqon karto xiran d…neef-wahsada(kiim.) Curiyayaasha ururka 0 ee tusaha kalgalka curiyayaash…neefeeWax neef gelin.neefi/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Wax neefta ku jirta ka saarid. …

