Qaamuuska Asalka
neef-wahsada
(-faf ..., m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(kiim.) Curiyayaasha ururka 0 ee tusaha kalgalka curiyayaasha. Neefo hal atamlayaal ah oo leh heerkul kar oo hooseeya.
Erayo la-mid ah
neefWejiga maatarka ee xoogagga isjiidashada ee u dhexeeya saxar…neef1. Xoolaha la dhaqdo mid ka mid ah. 2. Faras si gaar ah u ti…neef1. Hawada nafleyda. 2. Qaybaha hawadu u kala baxdo mid ka mi…neef-qaadasho(c.nafl.) Qaadashada hawo ama neefo kale, kuwaas oo ballaadh…neef-qabatin(daaw.) Dhibaato neefsasho oo ay sabab u noqon karto xiran d…neefeeWax neef gelin.neefi/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Wax neefta ku jirta ka saarid. …neefinld neefis.

