Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

nax

(-xay, -xtay; -nixi)
Falmg1

Macnaha

1. Cabsi iyo welwel kedis ah dareemid. 2. U n.: qof waxnebcaysasho wanaagsan la jeclaysasho iyadoo laga xanunsanayo dhib haysata.

Erayo la-mid ah

naxaasMacdan adke ah, dhulka laga qodo, leh midab cagaar ah, dusha…naxarDab aad u kulul.naxariisDareen raxmadeed oo cid ku dhasha dhib cid kale haysata dart…naxariisashold naxariisad.naxariisoU n.: cid naxariis u gelid.naxasMaalin ama waqti nuxus ah. ld naxsi².naxash(2).naxdinDareen cabsi ku jirto oo qof ku dhacda marka uu la kulmo wax…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms