Qaamuuska Asalka
naxaas
(jool.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Macdan adke ah, dhulka laga qodo, leh midab cagaar ah, dusha lagaga dahaadho xadiidka si uu mirirka uga ilaaliyo, lagana sameeyo qalab badan oo la adeegsado.