Qaamuuska Asalka
naq
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Caleenta iyo cawska ay soo saaraan biyo ama roob; doog; tigaad. 2. Hadal dood iyo dacwad isugu jira.
Erayo la-mid ah
naqadLacag caddaan ah. ld naqdi¹ (2).naqan1. Gar la xalliyay ahaansho. 2. Wax yar ahaansho.naqas1. Neef aan ur wanaagsan lahayn. 2. Neefta dadka uurkiisa ku…naqashWax xardhid ama midab ku qurxin.naqashXarar ama midab wax lagu qurxiyo.naqaysashold naqaysad.naqayso/mg3 (-stay, -satay) 1. (f.g) Wax inta fiican kala bixid; xu…naqdacCaws guryaha carshaanta ah dusha laga saaro oo lagu dedo oo …

