Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

naqayso

FalGoobjoog

Macnaha

/mg3 (-stay, -satay) 1. (f.g) Wax inta fiican kala bixid; xulasho. 2. (f.mg) Naq daaqid (xoolo).

Erayo la-mid ah

naqadLacag caddaan ah. ld naqdi¹ (2).naqan1. Gar la xalliyay ahaansho. 2. Wax yar ahaansho.naqas1. Neef aan ur wanaagsan lahayn. 2. Neefta dadka uurkiisa ku…naqashXarar ama midab wax lagu qurxiyo.naqashWax xardhid ama midab ku qurxin.naqaysashold naqaysad.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms