Erayo la-mid ah
nabdaadCabsi yar darteed hurdo ka kicid; hambabbaar.nabdaaddiSalaan.nabdaaddi/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Cid salaamid; bariidin.nabdaaddiyidld nabdaaddin, nabdaaddis.nabdaadoSalaan; bariido.nabdaysashold nabdaysad, nabdaysi.nabdaysoCid salaamid.nabdi1. Dad colaadi dhextaal heshiisiin. 2. Cid salaamid.

