Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

nabdaad

(-day, -dday)
Falmg1

Macnaha

Cabsi yar darteed hurdo ka kicid; hambabbaar.

Erayo la-mid ah

nabdaaddiSalaan.nabdaaddi/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Cid salaamid; bariidin.nabdaaddiyidld nabdaaddin, nabdaaddis.nabdaadoSalaan; bariido.nabdaysashold nabdaysad, nabdaysi.nabdaysoCid salaamid.nabdi1. Dad colaadi dhextaal heshiisiin. 2. Cid salaamid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms