Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

naafo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Nafley addimadeeda midkood ama qaarkood wax ka qaba oo aan wax ku qabsan karin.

Erayo la-mid ah

naaf1. Xiddig ka mid ah ururka naafo. 2. (m.w) Toddobada xiddigo…naafo ka dhigid; dhaawicid; curyaamin. ld naafee.naafaynld naafid.naafcaddeXiddigga naafaha ugu horreeya; wuxuu u dhexeeyaa afagaal iyo…naafee1. Nafley naafo ka dhigid. 2. Xag dhaqaale, xoog iwm dhaawic…naafeysanWax naafo noqday ahaansho (nafley).naafeysnaanld naafeysnaansho.naafeysnaansho/dh ld naafeysnaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms