Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

naaf

(-fo, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Xiddig ka mid ah ururka naafo. 2. (m.w) Toddobada xiddigood oo “naafcadduhu” ugu horreeyo, “dirirkuna” ugu dambeeyo; waxay u dhexeeyaan toddobada “raqaha” iyo toddobada “daalallida”; waa xiddigo xagaa.

Erayo la-mid ah

naafaynld naafid.naafcaddeXiddigga naafaha ugu horreeya; wuxuu u dhexeeyaa afagaal iyo…naafee1. Nafley naafo ka dhigid. 2. Xag dhaqaale, xoog iwm dhaawic…naafeysanWax naafo noqday ahaansho (nafley).naafeysnaanld naafeysnaansho.naafeysnaansho/dh ld naafeysnaan.naafmadoobeXiddigga labaad ee naafaha; wuxuu u dhexeeyaa naafcadde iyo …naafoNafley addimadeeda midkood ama qaarkood wax ka qaba oo aan w…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms