Qaamuuska Asalka
muuqsheeg
(-ooyin, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
(baay.) Astaamaha ka muuqan kara noolaha. Astaamahaasi waxay ku xidhanyihiin hiddo-sidihiisa, xidhiidhka shiiqsanaanta ee ka dhexeeya aliiladiisa, iyo laqabsiga hiddo-sidaha degaankiisa.
Erayo la-mid ah
muuqBidhaanta ishu aragto. ld muug.muuq-doori(riw.) Dad wax matilaya haaneedin, qurxin; turukeyn.muuqaal1. Muug. 2. Waxa la daawado oo dhan sida filinka, masraxiyad…muuqaalQaab muujinaya habdhaca falka oo la xiriira muddada dheer am…muuqaalceliKa m.: wax muujin.muuqashold muuqad.muuqo1. Wax la arki karo noqosho. 2. U m.: wax dhab ahaantiisa mo…

