Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

muuqaal

(-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Muug. 2. Waxa la daawado oo dhan sida filinka, masraxiyadda iwm.

Erayo la-mid ah

muuqBidhaanta ishu aragto. ld muug.muuq-doori(riw.) Dad wax matilaya haaneedin, qurxin; turukeyn.muuqaalceliKa m.: wax muujin.muuqashold muuqad.muuqo1. Wax la arki karo noqosho. 2. U m.: wax dhab ahaantiisa mo…muuqsheeg(baay.) Astaamaha ka muuqan kara noolaha. Astaamahaasi waxay…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms