Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

mutuxnow

(-naaday, -naatay)
Falmg3

Macnaha

1. Qof keli ah oo cidi wehelin noqosho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn noqosho. 3. Qof qaawan noqosho. ld mataxnow.

Erayo la-mid ah

mutumaadCad gaar ah oo halgamaha laga siiyo neef hilibkiisa loo diya…mutuutaxsanaansho/dh ld mataataxsanaan.mutux1. M. ah: qof qaawan. 2. M. ah: qof keli ah oo aan cidi wehe…mutuxIs m.: hadal aan asluub iyo xishood lahayn ku hadlid; is-gir…mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub…mutuxidld matixid, mutixid.mutuxnaanld mataxnaan, mataxnaansho, mutuxnaansho.mutuxnaansho/dh ld mutuxnaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms