Qaamuuska Asalka
mutux
MagacLafdheerikh
Macnaha
1. M. ah: qof qaawan. 2. M. ah: qof keli ah oo aan cidi wehelin. 3. M. ah: hadal aan asluub iyo xishood lahayn. ld matax¹.
Erayo la-mid ah
mutumaadCad gaar ah oo halgamaha laga siiyo neef hilibkiisa loo diya…mutuutaxsanaansho/dh ld mataataxsanaan.mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub…mutuxidld matixid, mutixid.mutuxnaanld mataxnaan, mataxnaansho, mutuxnaansho.mutuxnaansho/dh ld mutuxnaan.mutuxnow1. Qof keli ah oo cidi wehelin noqosho. 2. Hadal aan asluub …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
