Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

murguco

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Lafaha kalaggoysyada. ld murgoco, murkuco¹.

Erayo la-mid ah

murgacsanaansho/dh ld murgucsanaan.murgiciXubnaha kalagoysyada lafaha dhaadheer kala maroojin jug ku g…murgucashold murgacad, murgacasho, murgucad, murkucad.murgucsanQof wax murgucday ahaansho. ld murgacsan, murkucsan.murgucsanaanld murgacsanaan, murgacsanaansho, murgucsanaansho.murgucsanaansho/dh ld murgucsanaan.murguxM. ah: wax adag, gaaban oo kor sulub ah leh oo faraha ka sii…murguxanWax murgux ah ahaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms