Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

murgici

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Xubnaha kalagoysyada lafaha dhaadheer kala maroojin jug ku gaarsiin.

Erayo la-mid ah

murgacsanaansho/dh ld murgucsanaan.murgucashold murgacad, murgacasho, murgucad, murkucad.murgucoLafaha kalaggoysyada. ld murgoco, murkuco¹.murguco1. Xubnaha kalagoysyada lafaha dhaadheer kala maroojin jug k…murgucsanQof wax murgucday ahaansho. ld murgacsan, murkucsan.murgucsanaanld murgacsanaan, murgacsanaansho, murgucsanaansho.murgucsanaansho/dh ld murgucsanaan.murguxM. ah: wax adag, gaaban oo kor sulub ah leh oo faraha ka sii…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms