Erayo la-mid ah
murdadDhacaan (geed) aad u kulul oo layskuna daaweeyo. ld murdud.murdi1. Badar bisil, subag, caano, malab iwm oo weel ku haray far…murdinld mudrin, mudris, murdis.murdisoFarta gacanta oo suulka iyo fardhexaadda u dhexeysa, murugsa…murdux1. M. ah: qof aan dhar xirnayn. 2. M. ah: nafley dhogor ama …murduxanNefley wax murdux ah ahaansho.murduxnaanld murduxnaanshomurduxnaansho/dh ld murduxnaan.

