Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

murdux

MagacLafdheerikh

Macnaha

1. M. ah: qof aan dhar xirnayn. 2. M. ah: nafley dhogor ama baalal aan lahayn.

Erayo la-mid ah

murdadDhacaan (geed) aad u kulul oo layskuna daaweeyo. ld murdud.murdi1. Badar bisil, subag, caano, malab iwm oo weel ku haray far…murdinld mudrin, mudris, murdis.murdisoFarta gacanta oo suulka iyo fardhexaadda u dhexeysa, murugsa…murduxanNefley wax murdux ah ahaansho.murduxnaanld murduxnaanshomurduxnaansho/dh ld murduxnaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms