Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

muqlo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Cudur neefka socodkiisa miisaanka lumiya ama uu la dheeldheeliyo oo uu ka qaado shilin cuntay. 2. Shilinta qaniinyedeeda cudurkaa keento. ld muqle.

Erayo la-mid ah

muqlayGeed-quwaax, qodax yaryar, caleen dhuudhuuban iyo asal wanaa…muqlaysanNeef xoolo ah wax muqlo hayso ahaansho.muqlaysnaanld muqlaysnaansho.muqlaysnaansho/dh Wax muqlaysan ahaansho.muqle; muqlo.muqleeyeGafane.muqlooNeef xoolo ah wax cudurka muqlo qaaday noqosho.muqloobidld muqlow¹.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms