Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

muqlay

(-qlo/muqlay, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Geed-quwaax, qodax yaryar, caleen dhuudhuuban iyo asal wanaagsan oo lagu megdisto. ld muqle.

Erayo la-mid ah

muqlaysanNeef xoolo ah wax muqlo hayso ahaansho.muqlaysnaanld muqlaysnaansho.muqlaysnaansho/dh Wax muqlaysan ahaansho.muqle; muqlo.muqleeyeGafane.muqlo1. Cudur neefka socodkiisa miisaanka lumiya ama uu la dheeld…muqlooNeef xoolo ah wax cudurka muqlo qaaday noqosho.muqloobidld muqlow¹.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms