Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

mukulaal

(-lo, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Bisad; basho; dummad, yaanyuuro.

Erayo la-mid ah

mukulDaruur madow oo meel fog ka da'aysa.mukulaalduureedMukulaal duur ku nool ah.mukulaalsabaadMukulaalduureed laf weyn oo giirgiir leh.mukurIsyeelyeel qabweyni ku jirto.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms