Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

mukul

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Daruur madow oo meel fog ka da'aysa.

Erayo la-mid ah

mukulaalBisad; basho; dummad, yaanyuuro.mukulaalduureedMukulaal duur ku nool ah.mukulaalsabaadMukulaalduureed laf weyn oo giirgiir leh.mukurIsyeelyeel qabweyni ku jirto.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms