Qaamuuska Asalka
mudan
(mudan, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
Qaddarin gaar ah qof la siiyo; wax la mutaystay. ld mudanti.
Erayo la-mid ah
mudaaQalab wax lagu tolo oo kobotolana ka yar, mudacana ka weyn o…mudaalM. ah: qodax mudda oo jab yar ku reebta oo leh kaar badan.mudacQalab af dhuuban oo daab qori ah oo la qabsado leh, laguna t…mudac-middiilQalab bir ka samaysan, af fiiqan iyo dhex ballaaran oo wax g…mudane1. Xubin baarlamaan oo la soo doortay; xildhibaan. 2. Qof sh…

