Qaamuuska Asalka
mudac
(-cyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Qalab af dhuuban oo daab qori ah oo la qabsado leh, laguna tolo dhiilaha, haamaha iwm.
Erayo la-mid ah
mudaaQalab wax lagu tolo oo kobotolana ka yar, mudacana ka weyn o…mudaalM. ah: qodax mudda oo jab yar ku reebta oo leh kaar badan.mudac-middiilQalab bir ka samaysan, af fiiqan iyo dhex ballaaran oo wax g…mudanQaddarin gaar ah qof la siiyo; wax la mutaystay. ld mudanti.mudan1. Erey tilmaama naag sharaf mudan. 2. (m.u) Dad muhim ah.mudan1. Qof wax u qalama ahaansho. 2. Qof wax sharaf huwan ahaans…mudane1. Xubin baarlamaan oo la soo doortay; xildhibaan. 2. Qof sh…

