Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

moxoggo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. (bot.) Geed la beero oo xididdo buruq waaweyn oo dhulka ku xabaalan, dad iyo duunyaba way cunaan, bur wanaagsanna waa laga sameeyaa. 2. ld moxog (2).

Erayo la-mid ah

moxog1. Dhabarka dadka intiisa hoose. 2. ld moxoggo.moxorGeedaha xijiga jaad ka mid ah oo beeyada dhala.moxorcadJaad ka mid ah geedaha moxorka ee beeyada cad dhala. ld moxo…moxorlo'Nooc ka mid ah geedka moxor oo beeyo dhala.moxormadowNooc ka mid ah geedka moxorka oo beeyo madow dhala. ld moxor…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms