Qaamuuska Asalka
moxog
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Dhabarka dadka intiisa hoose. 2. ld moxoggo.
Erayo la-mid ah
moxoggo1. (bot.) Geed la beero oo xididdo buruq waaweyn oo dhulka k…moxorGeedaha xijiga jaad ka mid ah oo beeyada dhala.moxorcadJaad ka mid ah geedaha moxorka ee beeyada cad dhala. ld moxo…moxorlo'Nooc ka mid ah geedka moxor oo beeyo dhala.moxormadowNooc ka mid ah geedka moxorka oo beeyo madow dhala. ld moxor…

