Qaamuuska Asalka
moosin
(-nno, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Dabayl xilli ku socota oo ka dhacda badweynta Hindiya iyo Aasiyada koofureed. 2. Xilli; wakhti. 3. Nooc ka mid ah doonyaha.
Erayo la-mid ah
moos1. (bot.) Geed tallaal, caleemo balballaaran dhaadheer, oo w…moos1. Dhis ama dhoobo beer iwm biyo kaga celin. 2. Biyo daad ah…moos1. Dhis dhoobo ama wax kale ah oo loogu talagalay inuu biyah…moos-bukeeniMoos waaweyn oo marka la kariyo la cuno.moos-wabiyeed(jool.) Dhul sare oo ka dhinac samaysma webi dhex maraya ban…moosanWax la moosay ahaansho.moosdameeriNooc mooska ka mid ah oo waaweyn.moosnaanld moosnaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
