Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

moos-wabiyeed

(-dyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(jool.) Dhul sare oo ka dhinac samaysma webi dhex maraya bannaan, markii uu sabab darteed webigu billaabo xoqid joog ah mar kale, sababtaas oo ay suurtoggal tahay iany tahay dhallinyarayn.

Erayo la-mid ah

moos1. Dhis dhoobo ama wax kale ah oo loogu talagalay inuu biyah…moos1. (bot.) Geed tallaal, caleemo balballaaran dhaadheer, oo w…moos1. Dhis ama dhoobo beer iwm biyo kaga celin. 2. Biyo daad ah…moos-bukeeniMoos waaweyn oo marka la kariyo la cuno.moosanWax la moosay ahaansho.moosdameeriNooc mooska ka mid ah oo waaweyn.moosin1. Dabayl xilli ku socota oo ka dhacda badweynta Hindiya iyo…moosnaanld moosnaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms