Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

milil

(-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Dhecaan malax iyo dhiig isugu jira oo ay nabarrada hurgumaa yeeshaan. 2. Dhecaan ka yimaada nafley dhimatay marka ay muddo meel taal.

Erayo la-mid ah

milic1. Qorrax. 2. Kulka fallaaraha qorraxda.milicsashold milicsad, milicsi.milicso1. Wax laabtu u bogtay eegistooda isha la raacid. 2. Wax deg…milif/dh Raar ama maro duug ah.miliilicEegitaan isha lala sii raaco wax ay laabtu u bogtay. ld mili…miliilicWax ay laabtu u bogtay eegitaankooda isha la sii raacid.miliilicidld miliilic¹.miliilicoWax ay laabtu u bogtay eegitaankooda isha la sii raacid.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms