Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

miliilic

MagacLafdheeri

Macnaha

Eegitaan isha lala sii raaco wax ay laabtu u bogtay. ld miliilicid.

Erayo la-mid ah

milic1. Qorrax. 2. Kulka fallaaraha qorraxda.milicsashold milicsad, milicsi.milicso1. Wax laabtu u bogtay eegistooda isha la raacid. 2. Wax deg…milif/dh Raar ama maro duug ah.miliilicidld miliilic¹.miliilicoWax ay laabtu u bogtay eegitaankooda isha la sii raacid.milikhCagaar roob soo saaray oo jilicsan.milil1. Dhecaan malax iyo dhiig isugu jira oo ay nabarrada hurgum…
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms