Qaamuuska Asalka
miishmiisho
(-shtay, -shatay)Falg3
Macnaha
1. Cunto ama cabbitaan si tartiib ah u cunid ama u cabbid. 2. Hawl qabashadeeda ka warwareegid.
Erayo la-mid ah
miis1. ld miisad. Qalab ka samaysan alwaax, bir, ama wax kale oo…miisCunto beegid.miisaaliQof door ah. ld miitaali.miisaaman1. Wax la miisamay ahaansho. 2. Wax isu dheeli tirsanahaansh…miisaamashold miisaanasho.miisaamidld miisaanid.miisaamoWax miisaan ku cabbirasho. ld miisaano.miisaan1. Qalab wax lagu cabbiro. 2. Culeys; culaab.

