Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

miisaaman

(-aanna, -aannayd)
Falmg4

Macnaha

1. Wax la miisamay ahaansho. 2. Wax isu dheeli tirsanahaansho. ld miisaanan.

Erayo la-mid ah

miis1. ld miisad. Qalab ka samaysan alwaax, bir, ama wax kale oo…miisCunto beegid.miisaaliQof door ah. ld miitaali.miisaamashold miisaanasho.miisaamidld miisaanid.miisaamoWax miisaan ku cabbirasho. ld miisaano.miisaanwax ku cabbirid.miisaan1. Qalab wax lagu cabbiro. 2. Culeys; culaab.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms