Qaamuuska Asalka
matirsame
(nax.)MagacLafdheeri
Macnaha
Magac aan oggolaanin in uu noqdo wadar, wuxuuna tilmaama shay aan tirsamin, sida: biyo, sonkor, saliid; si wadar looga dhigo waa in erey kale loo raadiyaa sida: biyo badan iwm.
Erayo la-mid ah
matiitixWax duugnimo ama karis badan awgiis la googo'aya.matiitixWax gabow, karis badan awgiis la googo'id.matiitixiWax matiitix ka dhigid.matiitixidld matiitixis².matiitixinld matiitixisš.matiitixsanWax matiitix laga dhigay ahaansho.matiitixsanaanld matiitixsanaansho.matiitixsanaansho/dh ld matiitixsanaan.

