Qaamuuska Asalka
matiitixid
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld matiitixis².
Erayo la-mid ah
matiitixWax duugnimo ama karis badan awgiis la googo'aya.matiitixWax gabow, karis badan awgiis la googo'id.matiitixiWax matiitix ka dhigid.matiitixinld matiitixis¹.matiitixsanWax matiitix laga dhigay ahaansho.matiitixsanaanld matiitixsanaansho.matiitixsanaansho/dh ld matiitixsanaan.matiitixsashold matiitixsad.

