Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

masiixiyad

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

(dii.) Haweenay kiristaan ah.

Erayo la-mid ah

masiil1. Dheecaanka geedaha. 2. Dharab.masiixMagacyada nabi Ciise mid ka mid ah.masiixi(dii.) Qof diintii nebi Ciise haysta.masiixinnimoKiristaan ahaansho (qof).masingowCiyaar dhaqameed laga yaqaan Jubbada Hoose.masixidld masax¹.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms