Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

masiix

(dii.)
MagacLafdheeri

Macnaha

Magacyada nabi Ciise mid ka mid ah.

Erayo la-mid ah

masiil1. Dheecaanka geedaha. 2. Dharab.masiixi(dii.) Qof diintii nebi Ciise haysta.masiixinnimoKiristaan ahaansho (qof).masiixiyad(dii.) Haweenay kiristaan ah.masingowCiyaar dhaqameed laga yaqaan Jubbada Hoose.masixidld masax¹.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms