Qaamuuska Asalka
masalo
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Arrin la yaab leh. 2. Xisaab leh siin oo la raadinayo natiijadeedii iyadoo la adeegsanayo jidad iyo xeerar u gaar ah. 3. Su'aal cilmi kudhisan. ld mas'alo.
Erayo la-mid ah
masaabaxnaansho/dh ld masaamaxnaan.masaafeeNaag la doonayo in la mehriyo weligeeda (waalid; walaal iwm)…masaafeysoNaag la doonayo in la mehriyo weligeeda (waalid, walaal iwm)…masaafirQof meel joogay ka dhoofid. ld masaafur², musaafur².masaafirQof safar ah. ld masaafur¹, musaafur¹.masaafiriDalkiisa ama degaankiisa khasab kaga dhoofin (qof). ld masaa…masaafiridld masaafurid, musaafurid.masaafirinld masaafiris, masaafurin, masaafuris, musaafurin.

