Qaamuuska Asalka
mas
(-sas, ml.)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Xammaarato aan lugo lahayn, dheereysa, nafleyda qaniinta, sun halis ahna leh. 2. Koombo yar oo miraha dalagga lagu cabbiri, u dhiganta nus madaal.
Erayo la-mid ah
mas'uul1. Qof xil qaadi kara. 2. Qof jago sare ummad u haya. 3. Xil…mas'uuliyadXil qof saaran. ld mas'uuliyo, masuuliyad, masuuliyo.mas'uuliyo'uuliyad.masaabaxnaansho/dh ld masaamaxnaan.masaafeeNaag la doonayo in la mehriyo weligeeda (waalid; walaal iwm)…masaafeysoNaag la doonayo in la mehriyo weligeeda (waalid, walaal iwm)…masaafirQof meel joogay ka dhoofid. ld masaafur², musaafur².masaafirQof safar ah. ld masaafur¹, musaafur¹.

