Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

marxalad

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Sida wax xaaladdii ku sugantahay. 2. Muddo dhawr waqti loo qeybiyey mid ka mid ah. 3. ld marxal (1).

Erayo la-mid ah

marxabbafk. 1. Waa yahay!. 2. Soo dhowow!marxabbeeU m.: qof si wanaagsan u soo dhoweyn. ld marxabbeysii.marxabbeynld marxabbeysiin.marxal1. ld marxalad (3). Fogaan maalin socod dhan. 2. Gar; daw; j…marxi1. Wax tashiilid. 2. Hilib marax ka dhigid.marxinld marxis.marxuumQof mar hore dhintay.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms