Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

marxabbee

(-beeyay, -beysay)
Falg2

Macnaha

U m.: qof si wanaagsan u soo dhoweyn. ld marxabbeysii.

Erayo la-mid ah

marxabbafk. 1. Waa yahay!. 2. Soo dhowow!marxabbeynld marxabbeysiin.marxal1. ld marxalad (3). Fogaan maalin socod dhan. 2. Gar; daw; j…marxalad1. Sida wax xaaladdii ku sugantahay. 2. Muddo dhawr waqti lo…marxi1. Wax tashiilid. 2. Hilib marax ka dhigid.marxinld marxis.marxuumQof mar hore dhintay.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms