Qaamuuska Asalka
marooq
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Xarig, maro, iwm oo la maroojiyey meesha ay iskaga guntamaan. 2. Qallooc.
Erayo la-mid ah
maro/mg3 (-rtay, -ratay) 1. (f.g) Naas geel maraq ku marasho. 2.…maroGabal dhar ah.maro-masaar1. Wiil, gabadh dabakeen ah ku mataansan oo la aaminsanyahay…maroodi(c.nafl.) Naasleyda berriga ku nool midka ugu weyn oo leh ga…maroodiyowCudur xun, luga barariya oo dadka iyo xoolaha ku dhaca; abee…maroogXarig la tirjinayo si xoog leh oo la isugu duubo.maroogsanaansho/dh ld marooqsanaan.maroogsinDambiil weyn.

